Author: Lakiman
-
CAWEYSKA DHALLINTA BOSAASO & GOOBAHA CAWEYSKA
CAWEYSKA BULSHADA BOSAASO | GOOB JAWI DEGGAN, HAWO FURAN & CASHO $5, $10, $15 DOLLAR | LAMANAYAASHA & GOOB QURUX BADDAN | WARBIXIN Mohamed Musse Qaal
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Guddiga Puntland u saartay ka talabixinta Qiimaha dhaca shiling Somaaliga oo go’aamo soo saaray
Guddiga Puntland u saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa galabta soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ku taliyeen si xal loogu raadiyo Qaadashada Shillingka Soomaaaliga waxaana kamid ah;. 1.In la socodsiiyo shilling Soomaaliga, go’aamada waxaa iska kaashanaya dowladda, ganacsatada iyo bulshada. 2. in Bangiga lagu xereeyo lacagta shillinga Soomaaliga ee ku…
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tegay qaar ka mida Xarumaha Wasaaradaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska, Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Biyaha iyo Tamarta, Kallaameysiga iyo Khayraadka Badda iyo xarunta Warbaahinta Qaranka. Kormeerka ayaa qayb ka ahaa hawllaha kor-joogteynta ee lagu la socdo shaqooyinka wasaaradaha xukuumadda iyo hey’adaha kale ee dowladda, qorshahaas oo…
-
Duqa Muqdisho oo gurigiisa ku wareejiyay muwaadin si sharci darro looga heystay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay gurigiisa oo si sharci darro looga heystay muddo 30 sano. Gurigan oo ku yaalla degmada Kaaraan ayaa waxaa muddo xoog waxaa ku degenaa qoys Soomaaliyeed, waxaana arrintaas ay gaartay heer Maxkamadeed oo markii dambe loo xukmiyay muwaadinkii lahaa…
-
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararka ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya Xaawo Axmed Maxamed.
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la dardaarmay shaqaalaha Wasaarada Cafimaadka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tegay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda. Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafmaadka Dr. Axmed Macalim Xussen, Agaasimayaasha iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda ayaa si wadajir u ah usoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaraha. Ra’iisul Wasaare Eng . Maxamed…
-
DFS oo soo bandhigtay Sarkaal ay sheegtay in uu kasoo goostay Al-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay Maanta kusoo bandhigtay Sarkaal ay sheegtay in uu Al-Shabaab u qaabilsanaa Aaga degmadaasi Qoryooleey, kaas oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda. Sarkaalkaan kasoo goostay Al-Shabaab ayaa waxaa degmada Qoryooleey kusoo dhaweeyay kusoo dhaweeyay taliyaha Ciidamadda Madaniga ah ee degmada qoryooley Col- Cali Waal iyo…
-
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga