Author: Lakiman
-
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Muuse, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinayaCabdirisaaq Cabdala Faamoos xarunta Daljir Bosaaso. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee Arrimaha Soomaliya Ambassador James Swan iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray Hargeysa. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin nidaamka wada-shaqaynta Somaliland iyo qaramada midoobay, qorsheyaasha iyo barnaamijyada hay’adaha qaramada Midoobay salka u noqon doona.…
-
Wasiiradda qorsheynta & Gashandhiga oo Muqdisho ku kulmay maxay kawada hadleen?
Wasiirka Qorsheynta, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay wadashaqeynta labada Wasaaradood iyo sidii iskaashi dhinac walbo ah loo abuuri lahaa. Sidoo kale Wasiir Jamaal ayaa Wasiirka Difaaca ku soo wareejiyay qeybaha kala duwan ee…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani
-
Muuse Biixi oo go’aamiyay doorashada Golaha Wakiillada & Deegaanka
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu maanta ku meel mariyey Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka. Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Soomaliland ee uu ku meel mariyay Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ayaa waxaa ay u qorneyd sidatan.…
-
Madaxtooyadda Soomaaliya oo war ka soo saartay shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta hannaanka doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda heshiiskii 17-ka Seebteembar ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulankan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Axmed…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Guddoomiyaha gobalka Gedo oo kormeeray xeryo ciidan
Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ‘Canjeex’ ayaa maanta kormeeray xero tababar ciidan oo ku taalla Doolow oo ah degmo ka tirsan gobolka Gedo. Xeradaasi ayaa haatan tababar uga socda cutubyo ciidanka dawladda Soomaaliya ah, kuwaasi oo guddoomiyuhu guddoonsiiyey dhawr neef oo geel ah, si ay hilib ahaan ugu qashaan. Cajeex, wuxuu ciidankaasi oo dhawaan…
-
RW ku xigeenka DFS oo shir muhiim ah ka daahfuray Magaaladda Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warbixinta qiimeynta khataraha lacag dhaqidda (Money Loundery) iyo Maalgelinta argagixisada. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa uga mahad celiyay Xarunta Warbixinnada Maaliyadda (Financial Reporting Centre) ee FRC howshan adag ee ay wadday labadii sano ee la…