Muqdisho: Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo markii ugu horraysay bixiyey Ruqsadda Adeegga Lacagaha Taleefanka

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna kana soo qayb galeen qaar ka mid ah wasiirada xukuumadda Soomaaliya, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta si rasmi ah Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu ku gudoonsiiyay shirkadda Hormuud Telecom Liisanka adeegga EVC Plus kaddib markii ay shirkaddu soo buuxisay shuruudihii looga baahnaa. …

Galmudug oo ka shirtay khatarta cudurka COVID-19

Kadib kulan deg deg ah oo ay Maanta yeesheen Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa ay guddi u saareen ka hortagga faafitaanka Cudurka Coroanviru, kadib markii 13 kiis laga helay Magaalada Dhuusamareeb. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo sameyn lahaa diyar garoow nugleh, waxaana dhamaan Wasaaradaha kulanak ka qeyb galay laga dhageystay Warbixino la …

Maxkamad ku taal Britain oo xukun ku ridey Muwaadin Soomali ah oo diley xaaskiisa

Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir ah kadib markii lagu helay dambi ah inuu diley xaaskiisa. Xuseen Yuusuf Cigaal oo ahaa darawal bas ayaa diley xaaskiisa oo la oran jirey Maryan ismaaciil oo ahayd 57 sano jir. Booliska ayaa tegey guriga Cigaal kadib markii …

Sweden oo soo dhaweysay heshiiskii dowladda & Midowga musharixiinta

Dowladda Sweden oo kamid ah dowladaha taageeraada siiya Soomaaliya ayaa soo dhaweysay hehsiiskii habeen ka hor Magaalada Muqdisho ku dhex-maray Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya & Midowga Musharixiinta. Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Sweden Per Olsson Fridh ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Somaalida inay ka heshiiyaan arrimaha la isku haayo ee doorashooyinka. Mudane Per Olsson Fridh oo qoraal …

Golaha Amaanka QM oo cunaqabateyn saaray Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa liiska dadka lagu soo rogay cunaqabateynka waxaa uu ku daray seddex hoggaamiye oo Al-Shabaab ka tirsan. Hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab uu cunaqabateynka ku soo rogay guddiga cunaqabateynka golaha ammaanka ayaa kala ah Abuukar Cali Adan, Macallin Ayman iyo Mahad Karataay. Abuukar Cali Aadan ayaa ah ku xigeenka hoggaamiyaha Al-Shabaab, halka Macalin …

Amiirka Sacuudiga oo mooshin laga gudbiyeey

Xildhibaan Ihaan Cumar oo kamid ah Koongareeska Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in Baarlamaanka Mareykanka ay u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga. Mooshinka oo ku aadan in cunaqabateyn la saaro Amiirka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ka dambeeyay ,kadib Markii (CIA) Mareykanka xaqiijiyeen in Aniirka Sacuudiga uu lahaa amarka dilka & hilbajarjarka Wariye …

Shaqsigii bixiyeey Amarkii lagu dilay Wariye Jamaal khashoggi oo la shaaciyeey

Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa Jamaal Khaashuqji sanadkii 2018. Warbixinta oo uu shaaciyay maamulka madaxweyne Biden ayaa waxa ay tibaaxaysaa in amiirka uu ansixiyay qorshada in “la soo qabto ama la dilo” weriyaha uu saldhiggiisu yahay …

Kenya-Ethiopia-DEFENCE PACT of 9 June 1970

KENYA and ETHIOPIA Treaty respecting the boundary between the two countries (with maps, schedules and protocol). Signed at Mombasa on 9 June 1970 TREATY BETWEEN THE REPUBLIC OF KENYA AND THE EMPIRE OF ETHIOPIA RESPECTING THE BOUNDARY BETWEEN THE TWO COUNTRIES His Excellency, Mzee Jomo Kenyatta, President of the Republic of Kenya, and His Imperial …

Safiirkii hore ee Turkiga oo ku baaqay in Beesha Caalamka ay ku baraarugto Arrimaha Soomaaliya

Safiirkii hore ee Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya Dr C. Kani Torun ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ku baraarugto halis ka soo fool leh dalka Soomaaliya. Dr Torun ayaa bartiisa Twitterka ku sheegay in loo baahan yahay in Beesha Caalamka ay u noqoto digniin hadalkii uu xalay jeediyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Sidoo …