Author: Lakiman
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Xassan Heykal.
-
CALMADOW MEEL CAJIIB AH OO AAN LA OGEYN (Daawo)
CALMADOW MEEL CAJIIB AH OO AAN LA OGEYN | Bile Warsame oo inta badan Calmadow ka qaaday Sawirro muujinaya billicdeeda ayaa uga warramay Mohamad Hassan Dhalo
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle.
-
Fursad waxbarasho: World Bank Scholarships Program
The Joint Japan/World Bank Graduate Scholarship Program (JJ/WBGSP) is open to citizens of certain developing countries with relevant professional experience and a history of supporting their countries’ development efforts who are applying to a master degree program in a development-related topic. Subject to available funding, JJWBGSP offers scholarships for 48 Participating Programs at universities in U.S., Europe, Africa, Oceania…
-
Shirka Golaha Wasiirrada DFS oo looga hadlay Amniga, Abaaraha iyo saameynta Safmarka Covid-19 (Daawo)
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda uu Wakhtigeedu dhamaaday Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad ee dalka uu ku yeeshay Safmarka Covid-19. Golaha Wasiirada ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo howlgallada socda ka dhageystay Wasiirrada Amniga iyo Gaashaandhigga, waxayna tilmaameen in xiligan loo diyaar garoobayo…
-
Aqoonyahan Shoortaaye: “Puntland iyo Jubbaland waxay diideen kiniinka sunta ah ee kelitaliska (daawo)
Aqoonyahan Shoortaaye: “Puntland iyo Jubbaland waxay diideen kiniinka sunta ah ee kelitaliska; maamulada kale waa la haystaa …”
-
Argtida Shacabka Muqdisho iyo Fashilka shirkii madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada (Daawo)
Argtida Shacabka Muqdisho iyo Fashilka shirkii madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada |Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa faahfaahinaya.
-
Imaraadka Carabta oo Shixnad raashin ah ka dajiyey Garoonka Diyaaradaha Bosaaso (Sawiro)
Hay’adda Bisha Cas ee dalka isutaga imaaradka Carabta ayaa Maanta Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari soo gaarsiyeey raashin loogu talagalay dadka danyarta ah. Diyaarad siday Shixnad raashin ah ayaa Garoonka diyaaradaha Bosaaso ka soo dagtay duhurnimadi maanta waxaana raashinkan loo qaybin doona dadka danyarta ah ee Bosaaso ku nool,maadama Bisha Barakaysan ee Ramadaan Todobaad…
-
Cumar Cabdirashiid: “Waxaan ka digaynaa muddo kororsi & xasilooni darro
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake kana mid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa ka hadlay shirkii natiijo la’aanta kusoo dhamaaday ee Afisiyooni iyo waxa ka dhalan kara. Cumar Cabdirashiid oo qoral soo dhigay Bartiisa ayaa waxaa uu sheegay in sababaha shirka loo fashiliyay ay tahay in la sameeyo muddo kordhin an heshiis…
-
Cumar Finish:”Aqalka Sare ee hadda jira waxa uu ku dhisan yahay si sharci darro ah”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Filish” ayaa ku tilmaamay Xildhibaannada Aqalka sare kuwo ku dhisan sharci darro. Guddoomiye Cumar Filish waxaa uu sheegay in Aqalka sare dhismihiisa uu ku yaal Dastuurka balse kan hadda jira sidii lagu dhisayay la garab maray oo dad dano gar ah watay ay si boob ah…
-
Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Kenya
Dowladda Maraykanka waxay soo saartay La-talin Safar oo ka dhanka ah Kenya oo uu ku sii kordhayo xanuunka safmareenka ah ee COVID 19. War ka soo baxay Xarumaha Maraykanka ee Kontoroolka iyo Ka-hortaga Cuddurada waxay soo saartay Digniinta Heerka 4-aad ee Socdaalka Cafimaadka ee Kenya sababo la xiriira COVID 19. Tirada Bukaanada Kenya ee laga…
-
DAGAALKA GALBEEDKA GOBALKA SITTI EE CANFARTA & CIIDANKA LIYUU BOOLISKA OO CIRKA ISKU SHAREERAY (daawo)
Weli waxaa deegaanka Soomaalida ka socda dagaal u dhexeeya Dowladda Deegaanka Soomaalida iyo ismaamulka Cafarta. Hoos ka daalaco wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka.