Author: Lakiman
-
Ceelbhu Sanaag & sidda looga ciiday maanta
-
Bosaaso: sidde looga ciiday maanta
-
Gaalkacyo oo maanta laga oogay Salaada Ciidul Fidriga
Gaalkacyo oo maanta laga oogay Salaada Ciidul Fidriga | Warbixin Abdinaasir Jeekey
-
Waxaa maanta magalada Qardho si ballaran looga oogey salada ciidul fidriga
-
Maxamuud Bile: “Salaadda Ciida Waxaan rabnaa Goojacade innaan ku tukano”
-
Maanta & Abwaan ilkacase & xaalada Laascanood
-
BERRI OO JIMCE AH WAA MAALIN CIID DUNIDA ISLAAM, SHUCUUBTA MUSLIMIINTA AH.
Si guud dunida muslimka waxaa laga iclaamiyey berri oo Jimce ah in ay tahay maalin ciid ah kadib markii dadka muslimiinta ahi ay soo soomeen 29 maalmood bishaa Ramadaan. Waddamada islaamka ayaa badankoodu si siman ugu wada dhaqaaqay ciid ahaansha berrto òo Jimce ah, iyadoo ay socdaan diyaar garow ciid iyo salaadeed oo maalinkaasi ku…
-
Sucuudiga oo ku dhawaaqay inay berrito ciid tahay
Sucuudi Careebiya ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii Soonfur, berrina ay tahay maalinta kowaad ee Ciida.
-
Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah
Ururka Haweenka ee Sulxul khayr ayaa Manta soo xiray barnaamijka afurinta dadka masaakiinta ah oo ay bilkasta oo Rabadaanta ah sidan ugu qaybiyan afurka iyo suxurta dadka danyarta ah ee aan awoodin Ururka ayaa Marka ay soo xireen Barnaamijka Afurinta dadka danyarta ah goobta ugu qaybiyey Raashinka Sakaatul fidriga oo dad Muxsiniin ah lasoo baxeen.…
-
BOOSAASO: Barnaamijka Ciidsinta agoonta & danyarta Warbaahinta daljir
BOOSAASO: Barnaamijka Ciidsinta agoonta & danyarta Warbaahinta daljir ayaa maanta Xaqul ciid loogu qaybiyeey 10 Caruur ah .
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo nooga daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar.