Author: Lakiman

  • Asadnaa Suudi: Ha ku Daalin Dhaliisha Dowlada, Balse ku Dadaal Ficil ahaan waxaad Dalkaaga ku Biirin Laheyd

    Asadnaa Suudi: Ha ku Daalin Dhaliisha Dowlada, Balse ku Dadaal Ficil ahaan waxaad Dalkaaga ku Biirin Laheyd

    Madaxweynihii sodon iyo shanaad (35aad) ee soo marey waddanka Mareykanka, John F. Kennedy, ayaa Janaayo 1961 maalintii dhaarta uu xafiiska kula wareegayey ka jeediyey hadal qiimo badan oo dhegaha dadka niyadsamida wadaniyeed leh raag ku yeeshey, kaas oo uu ula jeedey in dadka fikirkoodu yahey maskaxda dowladu ku shaqeeyso sidaa awgeyd ay macalimiinta, ardeyda iyo…

  • Puntland iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya ogaanshaha Tiradda dadka Kunool Puntland (dhegayso)

    Puntland iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya ogaanshaha Tiradda dadka Kunool Puntland (dhegayso)

    Wasaaradda Arimaha gudaha Puntland ayaa tijaabisay barnaamij lagu Ogaanayo Tirada saxda ah ee dadka Puntland ku noool waxaana lagu tijaabiyay qaar ka mid ah Xaafadaha Garoowe . Barnaamijkan waxaa wasaaradda Arimaha gudaha ka taageeraya wasaaradda Arimaha gudaha ee Talyaaniga taas oo ah mid muhiim u ah bulshada Puntland loogana faaideysan doono barnaamijka diirashooyinka soo socda…

  • RW khayre oo khudbad u jeediyaay Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garoowe (dhegayso)

    RW khayre oo khudbad u jeediyaay Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garoowe (dhegayso)

    Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Cali khayre oo ku sugan Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta la kulmay Ardayda dhigatad jaamacadda Bariga africa Faraceeda Garoowe. Khayre ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyaay Gudaha jaamacada isagoo Ardayda ku baraarujiyeey inay dalkooda iyo dadkoodaba u shaqeyaan ,midnimada iyo wadaniyadda ayuu sido kale kala hadlay khayre…

  • Madaxweynaha Hiirshabeele oo la edeyaay

    Madaxweynaha Hiirshabeele oo la edeyaay

    Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu ka hor yimid hawlgallo Ururka Al Shabaab lagula dagaalamayo oo ay sameyn lahaayeen ciidanka dowladda. Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxa uu sheegay in Waare uu ka hor yimid hawlgallo qorsheysna oo Millatariga ay ka sameyn lahaayeen degaanada ay…

  • Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Ururka ONLF

    Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Ururka ONLF

    Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kulankii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda ONLF ku dhexmaray Magaalada Asmara. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu kulan la qaatay Madaxda Sare ee ONLF, islamarkaana ay ka wada hadleen Xaaladda Soomaaliya iyo tan Geeska Afrika. “Ugu horeyn madaxweynaha waxa uu kulan…

  • War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya

    War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya

    Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee Ereteriya iyo Soomaaliya; Iyada oo dib loo millicsanayo xaqiiqada ah in shucuubta Soomaaliya iyo Ereteriya ay si joogta; ah isu garab istaageen, isuguna taageereen halgankii mid kasta ugu jirey xornimada, madaxbannaanida iyo horumarka; Iyada oo lagu salaynayo xiriirka walaaltinnimo ee taariikhiga…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo isniin ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5f03910201007a59c3471c/barnaamujka+ciyaaraha++yamani+sosaaso+30.7.2018.mp3

  • Caasho Geele Diiriye oo ka hadashay ahmiyada heshiiska Soomaaliya iyo Ereteriya (dhegayso)

    Caasho Geele Diiriye oo ka hadashay ahmiyada heshiiska Soomaaliya iyo Ereteriya (dhegayso)

    Xilli madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu booqday shalay dalka Ereteriya ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay siyaasiyinta Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland. Marwo Caasho Geele Diiriye oo kamid ah aqoonyahanada Puntland ayaa ka hadashay ahmiyadda heshiiska, dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka oo ay hogaamiyaasha labada dal kala saxiixdeen. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5e2cb2010100563f2d1c85/Wareysiga+Caasha+Geele_JFA_Gaalkacyo.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Hoos ka dhegayso oo nala qaybso fiiro iyo falcelis. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5e26110001008934f4ece3/CD_Geedd_Garowe_29_July_2018.mp3

  • Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ammaanay Barnaamijka Wacyi-gelinta Cod-bixiyaha

    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ammaanay Barnaamijka Wacyi-gelinta Cod-bixiyaha

    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dardar-gelinta barnaamijka Wacyi-gelinta Cod-bixiyaha ay muujinayso in meel wanaagsan la marsiinayo dadaalka loogu jiro hir-gelinta hanaankii doorasho qof iyo cod ah ay uga dhici laheyd Soomaaliya sannadka 2020-ka. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qayb gelay Barnaamij uu soo diyaariyay guddiga…

  • Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

    Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantastik! Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5dfad90201008451c3156e/Maanka+Dadwaynaha+by+fantastic+29_7_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5df6aefe0000fda0bce0fc/Warka+Fiidnimo+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+29+jully+2018.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com