Author: Lakiman

  • Madaxweynaha Hiirshabeele oo Xilka ka qaaday Taliyihii Nabadsugida

    Madaxweynaha Hiirshabeele oo Xilka ka qaaday Taliyihii Nabadsugida

    Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu xilalkii uga qaaday taliyaha Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Gobolka Hiiraan iyo ku xigeenkiisa. Wareegtada oo ku taariikheysan 1/9/2018 ayaa lagu sheegay in xilalkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Cabdi Maxamed Cali Aweys iyo ku xigeenkiisa Cabduqaadir Maxamuud Owbakar. Sidoo kale…

  • Caaqil si Kulul uga hadlay Shirka kasocda Kismaayo ee Madasha (dhegayso)

    Caaqil si Kulul uga hadlay Shirka kasocda Kismaayo ee Madasha (dhegayso)

    Caaqil Xusein Xassan Camey oo ka mid ah waxgaradka Puntlnd ayaa si adag u naqdiyey shirka Maamulada ee ka socda magaalada kismaanyo ee xarunta KKMG ah ee Jubbaland . Wuxuu isweydiiyey Mamaulad iyo dawlada cida la xukumo isagoona Madaxweyne Xaaf ku eedeeyey inuu ka shaqeynayo wax soomali ku kaa tagto waa sida uu hadalka u…

  • Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynihii Hore Ee Dalka

    Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynihii Hore Ee Dalka

    Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee dalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo madaxweyihii hore ayaa iska xog-waraystay xaaladda dalka, intaa kadib ayaa ra’iisul wasaauhu waxa uu madaxwaynihii hore geeyay waaxyada kala duwan xafiiska ra’iisul wasaaraha oo dib u habayn ballaaran…

  • Shirka Golaha Wasiirrada oo Looga Hadlay Sharciga Doorashooyinka 2020 iyo Dib-u-habaynta Nidaamka Maaliyaddaa

    Shirka Golaha Wasiirrada oo Looga Hadlay Sharciga Doorashooyinka 2020 iyo Dib-u-habaynta Nidaamka Maaliyaddaa

    -Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga hadlay sharciga doorashooyinka 2020-ka, dib-u-habaynta maaliyadda iyo ololaha is-xilqaan. Ugu horrayn wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa golaha wasiirrada warbixin faah-faahsan ka siiyay diyaarinta sharciga doorashooyinka 2020-ka oo heer gebagebo ah maraya dhowaanna wadatashi lagala…

  • Madaxweynaha Puntland oo booqday degaanka Goobweyn (sawiro)

    Madaxweynaha Puntland oo booqday degaanka Goobweyn (sawiro)

    Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Guddoomiyaha Madasha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah DFS Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 06 Sep 2018 kormeer ku tegey degaanka Goobweyn oo hoos yimaada magaalada Kismaayo. Guddomiyaha Madasha Iskaashiga Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa kormeerka ku wehelinayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed…

  • Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Ururka ONLF

    Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Ururka ONLF

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Casmara ee dalka Eretria kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF admiral Maxamed Cumar Cusmaan. Madaxweynaha ayaa guddoomiyaha kala hadlay sidii ONLF ay uga qeyb qaadan lahayd dadaalka loogu jiro nabadda iyo hormarka, waxa uuna intaas ku daray Madaxweynuhu in la joogo waqtigii nabadda la dhiirigalin lahaa…

  • Golaha wasiirada Federaalka iyo xildhibaano ka cabanaya baad iyo handadaad

    Golaha wasiirada Federaalka iyo xildhibaano ka cabanaya baad iyo handadaad

    Dhawaan ayaa waxaa soo ifbaxay cabasho ay jeedinayaan xubno ka tirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo ka cabanaya cadaadis uu ku hayo mudane kale oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xubnahan golaha wasiirada ka tirsan oo gaaraya 6 qof oo isugu jiro wasiiro iyo wasiir ku xigeeno ayaa sheegay in uu dhibaato iyo faragelin joogto ah…

  • Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso Barnaamijka, oo kaga bogo wararkii ugu danbeeyey ee Geeska Afrika. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9033b0fd00007439b6e655/CD_Tallman_Bss-05-Sept-2018.mp3

  • Madaxweyna Farmaajo oo caawa gaaray Casmara (daawo)

    Madaxweyna Farmaajo oo caawa gaaray Casmara (daawo)

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa caawa 7 Fiidnimo gaaray magaaladda Casmara ee Caasimadda Eriteriya, sida uu bartiisa Twitter ku soo qoray wasiirka warfaafinta dalka Eriteriya, YemaneMeskel. Farmaajo waxaa ku soodhaweyey garoonka diyaaradaha Casmara Madaxweyne Afwerki iyo RW Itoobiya Abiy Axmed, waxaana madaxda saddexdan dal ku ballansanyihin in…

  • Eng Yarisow oo ka qeyb galay Shirka Guud ee Midowga Caasimadaha

    Eng Yarisow oo ka qeyb galay Shirka Guud ee Midowga Caasimadaha

    Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo uu wehelinayo Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga Mudane Jaamac Cabdullaahi Maxamed ayaa ka qayb galay Shirka Guud ee Midowga Caasimadaha Adduunka oo maanta lagu qabtay magaalada Ankara ee Dalka Turkiga. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray hannaanka horumarinta caasimadaha, xallinta caqabadaha iyo jaangoynta qorshe…

  • Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Caweysan wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9013ef0201005022cc7057/Warka%2CFiidnimo%2CXuseenmadar%2C05%2CSept%2C2018.mp3

  • Itoobiya oo Markabkii ugu horeeyey ku xiratay Dekadda Musawac ee Eriteriya

    Itoobiya oo Markabkii ugu horeeyey ku xiratay Dekadda Musawac ee Eriteriya

    Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawa 20 sano kaddib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin xiriir la leh dawladda. Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda ku sugan dalka Eritrea, isaga oo wadahadal la leh madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, ka dib markii labada masuul ay bishii Luulyo kala…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com