Author: Lakiman
-
Dhalinyaradda Puntland oo ka hadlay Hiigsiga Murrshariixinta tartamaya (dhegayso)
Ololaha doorashada madaxtinimada ee Dawladda Puntland ayaa guud ahaan Gobollada iyo Degmooyinka laga dareemayaa, walow aanay u qabsoomeynin Doorashadu hannanka qof iyo codka ah. Doorashadan ayaa waxaa ay ka duwan tahay kuwii ka horeyay marka loo eego tirrada musharrixiinta oo aad u badan waxaana sidoo kale waxaa xiiso weyn u yeelaya isu soo baxyada siyaasadeed…
-
Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad u jeediyay booliska Muqdisho (Daawo)
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. kaga bogo wixii caawa warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1bf2bc0201003ae9e093ec/CD_Khadar_Buuhoodle_20_DEC_2018.mp3
-
Guddoomiyaha Barlamaanka oo sheegay inuu buray Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo laga keenay (Akhriso)
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal ayaa gordhawayd soo saaray qoraal uu ku sheegayo in uu guud ahaan burburay Mooshinkii dhawaan ay soo Gudbiyeen xildhibaano ka tirsan barlamaanka somaaliya kaas oo looga soo gudbiyey madaxweyne Farmaajo. Warka qoraalka ah ee uu soo saaray Gudoomiye Mursal ayaa waxaa ka carooday oo kasoo hor jeestay xildhibaanada soo…
-
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)
Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo diyaariyey oo noo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan, xarunta Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1bc67c0401002d2a2dcfcb/Warka+Caaweysnimo+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xassan+20+DEC+2018.mp3 Halkan warka Daljir kadaawo
-
Sanado kadib Cabudwaaq oo lagu qabtay Munaasabada Ciidanka Booliska Somaaliyeed (dhegayso)
Muddo Sanado ah magaaladda Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay Sanad Guuradii 75aad ee Booliska Soomaaliyeed,waxaana ka qayb galay saraakisha Ciidanka Xoogga dalka iyo Maamulka Degmadda Cabudwaaq. Warbixintan Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Cabudwaaq kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1bba73020100d5e5e08a90/Booliska+Caabudwaaq+oo+u+dabaal+dagay+sanad+guuradii+75aad+ee+aas+aaska+Booliska+Soomaaliyeed.mp3
-
Wafdi ka Socda Suudan oo gaaray Boosaaso (dhegayso/daawo)
Magaaladda Boosaaso waxaa gaaray wafdi kasocda dalka suudan,gaar ahaan Masuuliyinta Jaamacadaha suudan qaar kamid ah,iyado halkaas si weyn lagu soo dhaweyeey. Ujeedka safarkooda Boosaaso ayaa lagu sheegay sidi loo fulin lahaa Heshiis dhinaca waxbarashadda ah oo ay la saxiixdeen jaamacadaha Kuyaala Puntland. Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1badd20101005ff94a5a04/Warbixinta+Wafdiga+Suudaan+.mp3 Halkan kadaawo sido kale