Author: Lakiman

  • Dowladda Kenya oo xiraysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab

    Dowladda Kenya oo xiraysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab

    Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba xireyso Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaas oo ay ku sugan yihiin Kumanaan u badan Qaxooti Soomaali ah. Wakaalada wararka AFP ayaa baahisay inay heshay dukuminti ku saabsan xirista xeradan qaxootiga, isla markaana Kenya ay xeri doonto Bisha Agoosto ee Sanadkaan. Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa…

  • Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo dhuusomareeb kulamo kula leh Madaxda Galmudug

    Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo dhuusomareeb kulamo kula leh Madaxda Galmudug

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa booqasho ku tagay shalay gelinkii hore Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud,iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Soo dhaweyn kadib kulamo horudhac ah ayuu la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan,kaas oo looga hadlayay dhameynta khilaafka…

  • Maxkamada Ciidamada oo xukun ku ridday koox Burcad ah (Sawiro)

    Maxkamada Ciidamada oo xukun ku ridday koox Burcad ah (Sawiro)

    Taliska Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dadaal ugu jiray sidii la isugu furi lahaa waddooyinka gobalka Shabeelada Hoose oo la sheegay in dhaweydba in ay ka jireen cabashooyin ka imaanayay dadka ee la xiriira jid-gooyooyin ay dhigtaan rag ku labisan dareeska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Iyadoo taasi laga duulayay ayaa Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Odowaa…

  • Dowlada Soomaaliya oo bedeshay Mowqifkeedii Buuraha Golan Heights

    Dowlada Soomaaliya oo bedeshay Mowqifkeedii Buuraha Golan Heights

    War ka soo baxay Dowlada Federalka Soomaaliya laguna daabacay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa loogaga hadlay mowqifka Dowlada Federalka ee ku aadan lahaanshaha Buuraha Golan. Warkan ka soo baxay Dowlada Federalka ayaa lagu sheegay in mowqifka dowlada ee rasmiga ah uu yahay in dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa’iil…

  • Taliyihii Ciidamadda gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo oo la dhawacay

    Taliyihii Ciidamadda gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo oo la dhawacay

    Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaawacay albaabka hore ee Madaxtooyada dalka. Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Dabagaale ayaa waxaa dhaawacay mid ka mid ah ciidamada uu taliyaha u yahay kaasoo ay dhex mareen muran ku saabsan arrimo dhaqaale. Sida ay wararku sheegayaan murankan ayaa yimid…

  • Warka DDM iyo Maxamed Lakiman (Daawo)

    Warka DDM iyo Maxamed Lakiman (Daawo)

    kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Maxamed Maxamed Lakiman istuudiyaha daljir ee Garoowe ayuna ku suganyahay. Halkan kadaawo. https://youtu.be/7Jz5l8BN6rE

  • Caawa & Daljir iyo Faadumo dagan daahir, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Faadumo dagan daahir, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, waxaana idiin daadihinaysa Faadumo dagan daahir Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9a6d0d0201005a901a22a8/C+D+Faadumo+Deggan+Daahir%2C+Daljir+Bosaaso+26-3-219.mp3

  • Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo maanta faafisay nuqulka Carabiga ee Dastuurka KMG

    Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo maanta faafisay nuqulka Carabiga ee Dastuurka KMG

    Kulan lagu soo bandhigayay islamarkaana lagu faafinayay nuqulka carabiga ee dastuurka ku meel gaarka ah ee soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda dastuurka ee magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa ka soo qayb galay safiiirka Jaamacadda carabta ee soomaaliya Xamuud binSamraan, Siihayaha wasiirka Dastuurka ahna wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Dastuurka Dr Xuseen Cabdi Celmi, Agaasimaha…

  • Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Cabdiraxmaan Xudefi oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9a624a01010039667b810e/Warka+Fiidnimo-Radio+Daljir-Bosaso-Cabdiraxmaan+Cabdi+Maxamad-26-3-2019.mp3

  • Soldiers remanded in custody for torturing and threatening journalists

    Soldiers remanded in custody for torturing and threatening journalists

    26 March 2019 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today welcomed the arrest and prosecution of soldiers for torturing and threatening independent journalists who were carrying their journalistic work. On Sunday, 24 March 2019, Somalia’s court of armed forces remanded two soldiers into custody after the Office of Attorney General of Armed Forces…

  • Faahfaahin: Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho (Daawo)

    Faahfaahin: Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho (Daawo)

  • Alshabaab oo goob fagaare ah ku toogatay shan ruux

    Alshabaab oo goob fagaare ah ku toogatay shan ruux

    Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in ururka Al-Shabaab ay goob fagaare ah ku toogteen shan ruux oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen jawaasiis. Afartan ruux ayaa lagu toogtay fagaare ku yaal deegaanka Yaaq Baraawe ee gobolka Baay waxaana goob joog ka ahaa saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab iyo qaar ka mid ah dadweynaha…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com