Author: JD
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Bossaso – Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa soojeedinaya wariye Xasan Haykal. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5917662e03010040dbacda09/C%2BD+Xasan+Heykal+Bosaaso+13-5-2017+2.mp3
-
Garoowe oo Xareedaysatay: Waa Wabi, Maya waa Durdur, War Maya e waa Balli!
-
Gaalkacyo: Fursado Shaqo ADESO – 4 Bulsho Kalkaaliyayaal Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo
Fursadaha afarta (4) boos ee 2 waqooyiga Gaalkacyo iyo 2 koonfurta Gaalkacyo waxay ku egyihiin 24 May 2017. Faahfaahinta hoos arag, arjida iyo lifaaqyada lagaa rabo u soo dir: [email protected] ……………………………………………………………………… Vacancy Announcement: Community Mobilizers – Galkacyo (Four Positions) Organization: Adeso – African Development Solutions (www.adesoafrica.org) Position Title: Community Mobilizers – Galkacyo (Two Positions in…
-
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray, kooxda Chelsea ayaa ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska sanadka 2016-2017 kaddib markii ay 1:0 ku garaacday kooxda West Brom. Dhanka kale maanta waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan horaalka Ingiriiska Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan…
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/591666c103010030bb135ef6/S%2BD+_+Khadar+_+Buuhoodle+_+13+_+May+_+2017.mp3
-
Maanhadal & Maanta iyo Abuukar Arman: Shirka London Muxuu Yahay, Muxuu se kaga Duwanyahay Kuwii Hore?
Barnaamijka MAANHADAL ee Maanta oo Jimce ah, saacaddu marka ay tahay 1:07 PM waxaa marti u ah dibloomaasi, aqoonyahan, iyo khabiir siyaasadeed Abuukar Arman. Abuukar waxa uu si qoto dheer uga faalloon doono shirka London, kii ka horreeyey ee isla London, kii Brussels, damaca iyo siyaasadda dawladaha adduunka ee ku aaddan Soomaaliya, liidashada siyaasiyiinta iyo…
-
Dangorayo iyo Hiigsiga Hormarka ee Sannadka 2017
Degmada Dangorayo oo 110 KM dhanka bari ka xigta magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda Puntland ayaa waxaa sannadkan ka biloowday horumar la taaban karo, dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, isgaarsiinta, nadaafadda, iyo qurxinta bilicda magaalada. Hormarka Dangoroyo wuxuu tallaaboqaaday wixii ka dambeeyay sannadkii 2014. Biloowga bishaan May, maamulka iyo shacabka degmadu waxa ay bilaabeen olole nadaafadeed iyo…
-
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana cawaysinkaan Daljir Buuhoodle ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5915dd030301002fbbabddba/Warka+Habeenimo+_+Khadar+_+Buuhoodle+_+12May++_+2017.MP3
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59151ef407010065aea022de/S%2BD+_+Khadar+_+Buuhoodle+_+12+May++_+2017.mp3
-
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Kulamo ka tirasan koobka Europa League wareega afar dhamaadka lugta labaad ayaa la ciyaaray; kooxda Manchester United ayaa finaalka koobkan tagtay kaddib markii ay ka soo baxday kooxda reer Spain ee Celta Vigo . Dhanka kale kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doona kooxda Chelsea ayaa tallaabo cusub ugu sii dhawanaysa in ay…
-
Waraysi Madaxweyne Gaas: “Waa Mid ka Baaraandeg u Baahan Dhaqangelinta Qodobada Shirka London” (dhegayso)
London – Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ oo ka mid ahaa madaxda Soomaalida ee ka qaybgalay shirkii looga hadlayey arrimaha Soomaaliya ee ka dhacay magaalada London dalka Ingiriiska ayaa caawa markii shirkaasi uu soo xirmay wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir. Madaxweyne Gaas ayaa wareysigaasi uga hadlay arrimo badan oo la xiriira…
-
Ururka Hormarinta Qardho oo Qadaysiiyey Agoonta Daaro Xanan
Agoonta iskuulka Daaro Xanan Qardho ayaa maanta qado farxin ah waxaa u sameeyey Ururka Horamarinta Qardho. Warbixinta waxaa inoo haya Maxamuud Nadiif Shire, Daljir Qardho. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59149736050100309ceb854c/Warbixinta+Carurta+agoonta+ah+Qardho+11_5_2017+.mp3