Author: JD
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 5aad – maqal/muuqaal)
Waa SHEEKO GAABAN iyo taxanihii 5aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa. Hoos kaga bogo Taxanaha 5aad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb78a5901010011c73cc945/005+Guul+darro+jacayl+qaybta+5Aad++07-11-072.mp3 Halkana ka daawo sheekadda
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb6b1940101001cc23ca6db/SD_Khadar_Buuhoodle_5_Oct_2018.mp3
-
Wasaaradda Amniga DFS: “Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) iskuma sharrixi karo Madaxweyne Dowladda KG” (war saxaafadeed)
War Saxaafadeed caawa (4 Akt 2018) ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha DFS ayaa lagu shaaciyey in Mukhtaar Roobow magaciisa al-Shabaabna yahay Abu-Mansuur ay weli saarantahay cunaqabateyn caalam, uusanna weli fulin dhammaan shuruudihii laga rabay si looga wada qaado cunaqabateynta. Sidaas darteed Wasaaradda Amniga DFS waxa ay fartay Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed in Mukhtaar…
-
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb6b16a020100c9d2d29b35/Warka+S+D+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xassan+05+Ok+2018.mp3
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso oo kaga bogo wixii caawa warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb664f101010071c13c9806/CD_Khadar_Buuhoodle_4_Oct_2018.mp3
-
Mukhtaar Roobow: Shalay hoggaamiye al-Shabaab maantana Shiikh ah musharrax madaxweyne!
-
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb64da0010100a9c13c924a/Warka+Caawa+Garoowe+By+cXakiin+04+OK+2018.mp3
-
From Saudi royal court to exile: Why MBS wants to silence Jamal Khashoggi
The crown prince and his circle could not stomach that Khashoggi was honest, spoke his mind and could not be bought _______________________________________________________________________ Jamal Khashoggi is a friend of mine, so what I am about to write lacks objectivity. In the many conversations we have had together, and for a long time after he fell out…
-
MARTISOOR: Dr. Aadan Gaadaale, danaha qaranka iyo damaaciga shisheeye (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa toddobaadkan marti noogu ah siyaasiga Dr. Aadan Gaadaale oo kamid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee dalka Kanada, ahna difaace danaha qaranka ee dalkeenna Soomaaliya. Dr. Gaadaale ayaa barnaamijkan si durugsan ugu falaanqaynaya arrimo door ah oo quseeya dalka, siiba Istiraatiji ahaan halka uu dhaco dalkeenna hooyo, khayraadka ku duugan ama…
-
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb560140a0100afe7bd93c9/SD_Tallman_Bss-04-Oct-2018.mp3
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 4aad – maqal & muuqaal)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 4aad – maqal & muuqaal) Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis, hadana ah maqal & muuqaal. Hoos kaga bogo Taxanaha 4aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo galaa! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb4e7e1fd00001fb8bca8ec/004+guuldaro+jaceelgodmaloo+galaa+Qeybtii+4aad+%2C24%2C10%2C07.mp3 Muuqaal
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 3aad – maqal & muuqaal)
Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo galaa! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb2c06d02010015bbd1e24c/003+Guuldarro+jaceyl+qaybta+3aad.mp3 Hoos ka daawo