Author: Axmed Deeq
-
Booliiska gobolka Banaadir oo howgal qorsheysan kusoo qabqabtay koox burcad ah oo hubeysan
Ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya oo Xalay howgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay koox burcad ah oo hubeysan. Booliiska Soomaaliya ayaa howlgalka qorsheysan ka sameeyay xaafada Kooka koola, waxayna kusoo qabteen koox burcad ah oo ka kooban 5 ruux, kuwaas oo dhac u geysanaayay dadka shacabka…
-
Wafdi ka socda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay Imaaraadka Carabta
Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha uuna hoggaaminayey Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galay magaalada Abu Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa warbixin Ka siiyay dowladaha iyo Hay’adaha caalamiga ah ee shirka ka soo qeyb galay heerka ay mareyso Soomaaliya ee arrimaha Tamarta (korontada).…
-
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan sheekh & Safiirada Beesha caalamka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka mid ah Danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u jooga dalkeenna ayaa uga warbixiyey guulaha laga gaaray dagaalka dalka looga soo horjeedo Alshabaab, dhammeystirka Dastuurka, Dimuquraadiyeynta iyo Dayn cafinta. Madaxweynaha oo Danjireyaasha la…
-
Dowladda federalka iyo Galmudug oo u dhaqaaqay xoraynta magaalooyinka Ceelbuur iyo Xarardheere
Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug ayaa abaabul dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ka billaabay degmada Wisil ee gobolka Mudug, halkaas oo la qorshaynayo inay xuddun u noqoto howlgallada xoraynta Xarardheere iyo Ceelbuur. Kaddib markii dowladdu horey usoo xoraysay gobolka Shabeeladda dhexe iyo qeybo badan oo katirsan gobolka Hiiraan, waxaa la qorsheynayaa inay dowladda u dhaqaaqdo…
-
Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo la wareegay degaan u dhow Xarardheere
Ciidamada xoogga dalka iyo xoogga deegaanka ayaa Al-Shabaab kala wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Ciidamada oo ka ruuqaansaday degmada Hobyo ee gobolkaas ayaa si buuxda u hubiyay in Ceel Huur soo gashay gacanta Ciidamada qaranka waxaana ay kaga sii gudbeen dhanka Xaradheere. Saraakiisha xoogga dalka ayaa…
-
Iran oo Xukun Daldalaad ah ku fulisay Muwaadin haysta Dhalashada Britishka
Golaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Islaamka ee Iran Iran maanta oo Sabti ah sheegeen in la daldalay Alireza Akbari oo haystay Labada Dhalasho ee British iyo Iran (A British-Iranian dual citizenship). Warbaahinta Hay’adda Garsoorka Iran ee MIZAN Online ayaa shaacisay in Alireza Akbari la daldalay, kadib, markii la raacay dhamaan Nidaamka sharciga, lana xaqiijiyey Xukunkii ay…
-
Hay’adda NISA oo Muqdisho ku qabatay hub farabadan
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen Haweenay Gurigeeda uu ku keydsanaa Hub iyo waxyaabaha Qarxa. Howlgalkaan ayaa yimid kadib go’aankii Madaxweyne Xasan Sheekh uu maalin ka hor uga dhawaaqay Muqdisho, kaas oo ahaa in Xubnaha Al-Shabaab ee Bulshada…
-
XULASHADA DALJIR | SOWDA ABDINAASIR | GAROWE 12- JANUARY- 2023
-
Muqdisho: Sarkaal ciidan oo dil loogu xukumay inuu fududeeyey qaraxyo
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay xukun ku riday Taliye Urur ka tirsanaa Ciidamada xoogga dalka, kaas oo lagu helay in uu Al-Shabaab u fududeeyay qaraxyo farabadan oo ay geysteen. Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle, waxaa loo soo xeray in Gawaari qaraxya ah uu Muqdisho soo geliyay, waxa…
-
Weerar lagu dilay dad u badan Injineero oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya
Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa ku geeriyootay weerar ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya oo lala eegtay kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen Injineero iyo shaqaalo ku howlana dhismaha wado tareen oo isku xireysa dalalka Kenya iyo Itoobiya. Weerarka ayaa la sheegay inuu ahaa qarax miino oo wadada dhinaceeda la dhigay, kaasoo la…
-
Ciidamada xoogga dalka oo la sheegay inay burburiyeen labo gaari oo Shabaab qaraxyo ku diyaariyeen
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa macaawisleyda ayaa burburiyay labo gaari oo la sheegay inay Alshabaab qaraxyo kasoo buuxiyeen. Ciidamada ayaa howlgalkaan ka sameeyay deegaano hoos yimaada degmada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe, waxayna saraakiisha ciidamadu sheegeen in Alshabaab ay qorsheynayeen inay weeraro ka fuliyaan gobolka Shabeelada dhexe. Saraakiisha howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay inay Alshabaab…
-
Soomaalida Canada oo ka carootay iskuul khariidadda Soomaaliya ku lifaaqay calanka ISIS
Soomaaliya magaalada Toronto ayaa ka carootay maamul iskuul oo calanka kooxda ISIS oo ku lifaaqan khariidadda Soomaaliya, taas oo uu u diray qoysas boqollaal gaaraya. Soomaalida ayaa ka xumaatay in calanka kooxda ISIS lagu lifaaqo dalkooda. Qaar kamid ah Soomaalida kunool Magaalada Toronto ayaa sheegay inay dhawaan qaban doonaan dibadbax ay arrintaan uga soo hirjeedaan.