Author: Axmed Deeq

1 33 34 35 36 37 144 420 / 1726 POSTS
Faahfaahinta AL-Shabaab Oo Weerar Is-Miidaamin Ah Ku Dishay Kornayl Shataqeey

Faahfaahinta AL-Shabaab Oo Weerar Is-Miidaamin Ah Ku Dishay Kornayl Shataqeey

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Xawaadley oo u dhow degmada Balcad ee Gobolk [...]
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo la wareegay magaalada Ceeldheer

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo la wareegay magaalada Ceeldheer

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa kacdoonka shacabka, ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud oo muddo ka badan 10 sano gaca [...]
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Mandheera

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Mandheera

Haweeney ayaa ku dhimatay sideed kalena waa ay ku dhaawacantay kadib markii Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen gaari ay saarnaayeen dad s [...]
Hoggaamiyayaal Carbeed oo ka arrinsan doona Colaadda Falastiin & Israel

Hoggaamiyayaal Carbeed oo ka arrinsan doona Colaadda Falastiin & Israel

Boqorka dalka Urdun, C/llaahi bin Xuseen bin Dalaala iyo Madaxweynaha Maamulka Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasin ayaa lagu wadaa inay maanta gaara [...]
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka Ceeldheer

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka Ceeldheer

Warsaxaafadeed kasoo bqxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu bogaadiyay howlgalka Ciidanka xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka shacabka [...]
OROMADA OO TUULADA MARAR, TULI GUULEED SOO WEERARTAY SOONA GAADHAY MEEL 2KM JIGJIGA U JIRTA

OROMADA OO TUULADA MARAR, TULI GUULEED SOO WEERARTAY SOONA GAADHAY MEEL 2KM JIGJIGA U JIRTA

Dagaal ka qarxay tuulada Marar ee Degmada Tuli Guuleed oo sii xoogaystay ayaa hadda soo gaadhay meel u jirta Jigjiga 2KM, ahna tuulada Malowle. Da [...]
GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG OO KA TACSIYEEY GEERIDII GUDOOMIYEHI HORE EEDAGMADA BURSAALAX IYO GANACSADE MUQTAAR MAXAMED OW KHALAF

GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG OO KA TACSIYEEY GEERIDII GUDOOMIYEHI HORE EEDAGMADA BURSAALAX IYO GANACSADE MUQTAAR MAXAMED OW KHALAF

Gudoomiyaha ayaa yiri “ waxaan si adag uga tacsiyeynayaa Geerida Allaha Unaxaristee Gudoomiyihii hore ee Degmada Bursaalax C/rixmaan Shiikh C/laahi iy [...]
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo Alshabaab ka xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo Alshabaab ka xoreeyay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u x [...]
Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo

Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo

Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud, taas oo lala beegsaday goobo ay ku [...]
Faah faahin Qarax Qasaaro iyo Dhaawac Geystay oo ka dhacay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Faah faahin Qarax Qasaaro iyo Dhaawac Geystay oo ka dhacay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaaro isu [...]
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay xayirtay 250 akoon oo Shabaab lacagaha ku arursan jireen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay xayirtay 250 akoon oo Shabaab lacagaha ku arursan jireen

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay xayirtay 250 akoon iyo 70 taleefoon oo ay Alshabaab u isticmaali jireen lacagaha ay dad ka aruriyaan. Lama [...]
1 33 34 35 36 37 144 420 / 1726 POSTS