Author: Axmed Deeq
-
Madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed oo geeriyooday
Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalkaas ee WAM. “Wasaaradda Arrimaha Madaxtooyada waxay shacabka Imaaraadka Carabta iyo Dunida Islaamka uga tacsiyeyneysaa geeriday Sheikh Khalifa bin Zayed Al-Nahyan oo geeriyooday Jimce 13-ka May,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wakaaladda…
-
Maanhadal, Qiimaynta Musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxnimo ee Soomaaliya,
-
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE
-
Burtinle: Munasabad lagu tagerayey Musharaxnimada Madaxweyne Said Abdilahi Deni
-
Argatida dadweyha degmada burtinle Hogaamiye nocee ah ayuu ubaahanyahay dalku
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goordhow soo gaaray hool Afasiyooni halkaas oo ay ka bilaabatay hadal jeedinta musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha ee dalka. Waxaana hoolka xaadir Ku ah xildhibaanada labada aqal BJFS.
-
Weriyihii Aljazeera ee Daanta Galbeed Shariin Abu Caqiil oo la dilay
Ciimada Isra’iil ayaa toogasho ku diley weriyihii Aljasiira, ee daanta galbeed ee Falastiin Shireen Abu Akleh, sida ay xaqiisay Aljasiira goordhaweyd. Shireen, ayaa ku dhawaad 20 sano ka soo waramaysay tacadiyada Yuhuudu ay ku hayso Shacabka Falastiin.
-
Faah faahinta Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, siddeed kalena waa ku dhawacmeen kaddib markii qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid marayay agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Wararka horudhaca ah ayaa intaas ku daraya in dadka dhintay ay ku mid yihiin askar ka tirsan ciidamada dowladda. Qaraxan ayaa kusoo beegmay xilli goor dhaweyd teendhada Afisyooni…
-
Maamulka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Faafan ayaa soo kormeeray Garoonka kubada Cagta ee magaalada lafaciise ee Dagmada Awbare oo dhawaan lagu qaban doono Tartanka kubada cagta 11 degmo ee gobolka faafan
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga doorashada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga doorashada oo ka dhacay teendhada Afasiyooni waxaana ka qeyb galay gudigga doorashada, ciidaamada amaanka Soomaaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta ee ATMIS. Shirkan oo saacad qaatay ayaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta Guddigga Qabanqaabada Doorashada, ciidanka Soomaaliyeed iyo…
-
Xubinta Sicirka Iyo Suuqa Burtinle
-
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeer ku tahay xarunta lagu qabanayo hadal jeedinta musharaxiinta iyo doorashada madaxweynaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo ay ka socoto qaban qaabada doorashada madaxweynaha, Guddoomiyaha ayaa gudaha teendhada Afasiyooni kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta ATMIS iyo kuwa amniga ee Soomaaliya. Saraakiisha ayaa la faray in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah…