Author: Axmed Deeq
-
XULASHADA DALJIR | MAXAMED LAKIMAN | BOSAASO
-
Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Somaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Saalax Almuwallad oo Guddoomiyaha ugu yimid salaan sharafeed iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa iyo sida hufnaanta laheyd ee ay u qabsoontay doorashadii Guddoonka Aqalka Sare iyo tii Madaxwaynaha Jamhuuriyadda.…
-
Jaamacada baraiga afrika faraceeda degmada burtinle ayaa soo gabagabaysay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021 2022
-
Ruushka ayaa talaabo adag ka qaaday dalka Finland
Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay kamid noqoto Gaashaanbuurta NATO. Ruushka ayaa horay Finland uga digey in ay ku biirto NATO. Maria Vladimirovna Zakharova, oo ah Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa horay u sheegtay in “Finland oo ku biirta…
-
DAGAAL UDHAXEEYA CANFARTA IYO SOMAALIDA AYAA KA SOO CUSBONAADAY GALBEEDKA GOBOLKA SITTI EE DDS
-
Al-Shabaab oo weerar sababay dhimasho & dhaawac ka fuliyey degmada Balcad
Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Ururka Al-Shabaab ka fuliyey degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday bar koontarool oo ku taalla degmadaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaalyahanada ka tirsan Al-Shabaab ee weerarka fuliyey in…
-
Itoobiya ayaa xirtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada
Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan la xiray, sida ay sheegtay xaaskiisa, xilli la xir-xirayay qaar ka mid ah dadka u ololeeya siyaasadda qowmiyadda Amxaarada. Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa ahaa taliyaha ciidanka Axmaarada ilaa bishii February…
-
Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha oo ka socda Muqdisho & shacabka
-
Maanhadal: Xaalka Puntland Kadib Doorashadii Federalka
-
Barnaamishka Caafimaadka Radio Daljir | Tabiye Abdinaasir Jekey Gaalkacyo
-
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska GorGor ayaa Argagaxisadda al Shabaabka kala wareegay fariisimo cusub oo ay ku lahayeen Degmada Matabaan iyo deegaanada hoostaga.
Deegaanada howlgalada qorsheyshan Ciidamada ka sameeyeen waxaa ka mid ah. Labi ceebad, Bacaha, Beergadiid, Xodale, Xajiin farayar, laasaban iyo Coomaad deegaanadaas oo dhamaantood u dhaxeeya magaalooyinka Baladweyne iyo Matabaan. Taliyaha ururka 3-aad guutada 17-aad ee GorGor Dhamme Jamaal Cilmi Aadan ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Maleeshiyaadka Al Shabaab isaga career Tuulooyinka Ciidanku Howlgalada kasameyeen.…
-
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maanta Shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada XFS
Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hay’adaha samafalka islaamiga ah.