Author: Axmed Deeq
-
Booliska Kismaayo ayaa xiray nin dhlinyara oo barraha bulshada ku faafiyay warar been abuur ah
Booliiska Jubbada Hoose ayaa xabsiga u taxaabay nin dhallinyaro ah oo aaladda Tik Tok ku faafiyay muuqaal uu isagu iska duubay oo uu ku sheegay in uu Kismaayo ku noolyahay nin ay xaas u tahay “gabadh uu aabbe u yahay”, islamarkaasna ay carruur u dhashay. Ninkan ayaa laga soo qabtay magaalada Dhoobley, kadibna diyaarad ayaa…
-
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku wareejisay Lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar, ayaa uga mahadceliyey kaalintooda ku aadan gurmadka shacabka Soomaaliyeed.
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka China
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka China Amb. Fei Shengchao. Danjiraha oo dhambaal salaan ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS, kaas oo uga siday Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka dalka China mudane Li zhanshu, ayuu safiirka xusay in dowladda China ay kordhin doonto deeqaha waxbarasho…
-
Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada ayaa war ka soo saaray abaarta dalka ka jidha
Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo gurmadka abaaraha ayaa soo saaray warbixinta guud ee waxyeellada abaaraha iyo tirada dadka la saadaaliyay inay saameyn ku yeelato. Warbixinta ayaa lagu sheegay in abaartu ay saameysay 6.9 milyan oo qof, isla markaana ‘lagana cabsi qabo in bilaha soo socda ay gaarto 8…
-
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ
-
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE
-
Xubinta Sicirka Iyo Suuqa Burtinle
-
Daawo: Khatarta in dagaal dhex maro Ruushka iyo Filand oo sii kordhaysa xilli Ukraine la isku riiqay
-
Turkiga ayaa ku dhawaaqay hawlgal milatari oo ka dhan ah Argagaxisada
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed, si loola dagaallamo khatarta argagixisada ee halkaasi ka jirta. Bartilmaameedka ugu weyn ee howlgalkan ayaa noqon doona in dib loo bilaabo dadaallada lagu abuurayo aag nabdoon oo 30-km ama (20-mile) ah…
-
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka Arimaha dibadda Soomaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha dibadda Dowlada Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, kadib markii uu fasaxay Markab dhuxul ka qaaday Soomaaliya oo lagu xayiray dalka Cummaan. Warqad ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa wax kama jiraan looga soo qaday go’aankii uu wasiirka Cabdisaciid Muuse ku fasaxay Markabkaas,…
-
Sucuudiga oo xayiraad ku soo rogay Dalal ay ka mid tahay Soomaaliya
Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar dambe. Ilaa 16 dal ayay dowlada Sucuudiga dadkooda ka mamnuucday inay soo galaan dalkeeda, kadib markii kiiska cudurka COVID-19 oo sare uga sii kacaya gudaha Sucuudiga. Marka laga soo tago Soomaaliya, 15-ka…
-
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Lataliyaha Amniga Qaranka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen Macallin Maxamuud uu khibrad iyo aqoon durugsan u leeyahay qaab-dhismeedka amniga qaranka, duruufaha amni ee ku xeeran dalkeenna iyo qorsheyaasha dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga…