Author: Axmed Deeq
-
GEDO, Kaafiya nuur waxay dul taagan tahay qabriga walaaleed oo gaajo ugu geeriyooday..
-
Madaxda Qaranka ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada ku tukaday AUN Cabdullaahi Shirwac
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Ra’iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Waxa ay Alle uga baryeen in uu jannadii Firdows ugu deeqo Shirwac oo ka mid ahaa dadkii sida weyn uga soo shaqeeyay nabadeynta dalka iyo…
-
Mudaaharaadyo ka socda dalka Suudaan oo sii kordhaya
Dadka ku dhimanaya Mudaharaadyada ka socda dalka Sudaan ayaa sii kordhaya Shalay Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay dilka qof ka mid ah dadkii ku mudaaharaadayay caasimadda Khartoum, taasoo ka dhigaysa tirada dadka ilaa hadda dhibaatada ay soo gaartay tan iyo 25kii Oktoobar 97 qof. Waxaa bilowday maxkamadaynta qaar ka mid ah mudaaharaadayaasha…
-
Reer galbeedka oo baaq hor leh u diray Madaxweynaha Ruushka Putin
hogaamiyayaasha Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku booriyay Vladimir Putin inuu “wada xaajood toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine. Emmanuel Macron iyo Olaf Scholz oo ah hogaamiyaha Jarmalka ayaa 80 daqiiqo taleefoon kula hadlay Mr Putin. Kremlin-ka,Ma sheegin suurtagalnimada wadahadal toos ah oo dhexmara Mr Putin iyo dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, balse hoggaamiyaha Ruushka wuxuu sheegay…
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF
Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maantay xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF. kulanka ayaa looga wada hadlay dardargelin iyo xoojinta daadajinta adeega aasaasiga ah bulshada, gaar ahaan doorka UNICEF ee barnaamijka JPLG. Masuuliyiinta ayaa dhanka kale ka wada hadlay sidii JPLG loogu sii ballaarin lahaa si ay uga…
-
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa kulan laqaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swen iyo Xariiriyaha gargaarka bani-aadannimada Adam Abdelmoula. Kulankaan ayaa looga hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa caawinta malaayiinta Soomaaliyeed ee hadda waajahaya xaaladda abaaraha iyo sidii loogu gurman lahaa.
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna Amb. Hassan bin Hamza Hashem. Danjiraha ayaa marka hore u yimid dhambaal salaan ah, oo uga siday Guddoomiyaha Golaha Shuuradda Baarlamaanka dowladda Qatar mudane Hassan bin Abdulla Al-Ghanim, taas oo ku aaddan doorashadii uu Gudoomiyaha…
-
Mdaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeye Geeridii Marxuum Cabdullaahi Cabdi Garruun iyo Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeen Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdullaahi Cabdi Garruun iyo Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi oo labaduba soo noqday Sanataro hore oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee Baarlamaank JFS. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in…
-
Degmada burtinle ayaa lagu qabtay kulan loogu qareemayey dhismaha Rugta Akhriska iyo qoraalka
-
Gudoomiyaha degmada burtinle ayaa saaka degmada ka daah furay imtixaanka shahaadiga ee puntland
-
XULASHADA DALJIR | MAXAMED LAKIMAN | BOSAASO 28-MAY-2022
-
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 26-MAY-2022