AUN Shiikh Shariif CabdiNuur Taariikhdiisa waxaa nooga Warramay Wasiir Qoobdeero (dhegayso)

Alle ha u naxariistee waxaa maanta dalka Sacuudiga gaar ahaan Masjidka Xamarka lagu aasay Shiikh Shariif CabdiNuur Shariif Xasan oo shalay ku geeriyooday dalka Sacuudiga.

Shiikha ayaa ka mid ahaa culimadda dhabta ah ee Soomaaliyeed ee fara-ku-tiriska ah, marnana kama uu mid noqon ururadii Islaamiga ahaa ee dalka ka kacay burburkii dowladii dhaxe ee Soomaaliya kadib.

Hadaba tariikhda Shiikha waxaa ka waramaya oo kutubna ka Akhristay intii uu dalka ku sugnaa Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdilaahi Xaashi Qoobdeero.

Wasiirku waxa uu u warramay wariye Xasan Heykal.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com