AUN Majaajilayste Boon Xirsi oo habeenkii xalay geeriyoodey.

Hargeysa, Dec 18 2016-ALLAHA unaxariistee waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland geeridiisa laga soo sheegay majaajilaystihii caanka ahaa Boon Xirsi oo ka mid ahaa majaajilaystayaashi ugu caansanaa dhulka Somalida.

Qaar kamid ah ehelada Marxuumka ayaa geeridiisa habeenkii xalay warbaahinta u xaqiijiyey, iyagoona intaas ku daray inuu mudo xanuunsanaa.

Marxuumka ayaa lasoo wariyay inuu xanuunsanayay waayadii ugu dambeysay, waxaaana xusid inuu horey u indho     beelay islamarkaana uu da’ahaa. Waxaa lagu xasuusandoonaa kaalinta uu ku lahaa fanka Soomaali

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com