AUN Cawad Axmed Cashara Qof nooce ah ayuu ahaa Taarikh Nooce ah ayuu kulaha dhulka Somaalida (dhegayso)

AUN Cawad Axmed Cashara Qof nooce ah ayuu ahaa Taarikh Nooce ah ayuu kulaha dhulka Somaalida (dhegayso)

Allaha u naxariiste geeriyooday Xildhibaan hore Cawad Axmed Cashara ayaa ku geeriyooday dalka Canada wuxuna ahaa halgamaa si weyn looga yaqaan dhulka somaalida,

Marxuumka ayaa xubin ka soo nqoday Baarlamaanka Dowladdii KMG ahayd ee Cabdullahi Yusuf Axmed.

Sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa aas aasayaasha Puntland,waxaanna markii ugu horreysay uu ka noqday Wasiirka warfaafinta sido kale wuxu ahaa shaqsiga bixiyeey magaca Puntland oo ah kan Maanta ay huwantay Puntland.

Hadaba Jamac Xirsi Faarax oo kamid ahaa isagabu aas asayashi Puntland aqoon durugsana ulahaa marxuun cawad ayaa Radio daljir uga waramay waxyaabaha lagu xasuusan doono iyo aqoonti dheerayd uu ulahaa marxuumka.

dhegayso Jaamac Maxamed lakiman ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com