Askar oo ku dhawaacantay Qarax caawa ka dhacay Boosaaso

HomeWararka

Askar oo ku dhawaacantay Qarax caawa ka dhacay Boosaaso

Caawa Fiidnimadi Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa lagu tuuray Bom gacmeed xili ay marayeen agagaarka hoteelki hore ee Nakhiil ee Magaaladda Boosaaso.

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegii 3aad habeenkiisii 1aad (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa Fiidnimadi Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa lagu tuuray Bom gacmeed xili ay marayeen agagaarka hoteelki hore ee Nakhiil ee Magaaladda Boosaaso.

6 Askari oo ka tirsan Ciidankaas ayaa qaraxa ku dhawacmay,waxaana xiliga Qaraxa lagu tuurayeey ay howlgalo Amaan xaqiijin ah ay kawadeen Gudaha Boosaaso.

Xaaladda ayaa ah hadda mid dagan ,iyado Qaraxa kadib Ciidamadu ay xireen dhamaan Wadooyinka Muhiimka ah ee Boosaaso.

Qaraxa Caawa lala beegsaday Ciidamadda Booliska ayaa kusoo beegmaya xili shalay Agagarka dowlada Hoose ee Boosaaso lagu dilay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland.

Radio daljir
Diwaanka Wararka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: