Arragtida Shacabka Boosaaso joojinta dhaaalihii la siin jiray Somaliland (dhegayso)

Arragtida Shacabka Boosaaso joojinta dhaaalihii la siin jiray Somaliland (dhegayso)

Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa dhawaan waxa ay la soo Wareegtay Hawada Soomaaliya iyo deeqihii Calamka ay sida tooska ah usiin jireen Maamulka Soomaaliland oo sheegta in Soomaaliya inteeda kale uu ka go,ay .

Arintan ayaa waxaa si kulul uga hadlay Madaxweynaha Maamulkaasi Muuse biixi , Waxaana uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay Cunaqabateen ku hayso.

Hadaba ma umuuqataa arintan in ay wax u dhimayso Wadahadaladii usocday dowladda iyo maamulkaasi ?

Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaaso oo ka qayb qaadanayay Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ayaa sidan ku cabiray aragtidood.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com