Site icon Radio Daljir

Xaflad Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Al-aflax Qardho (Dhegayso)

Ardayda fasalka 8aad ee Al-aflax Qardho ayaa qabsaday munaasabad ay ku saagootinayeen macalimiintoodii mudada wax soo bareysey, iyadoona ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin, macalimiin, waalidiin iyo ardayda dugsiga.

WARBIXIN FANTASIC.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59044821050100069079abbd/Warbixinta+Iskul+Aflax+Qardho+29_4_2017+by+fantastic+.mp3?_=1
Back to Home page