Arday Xaflad Sagootin ah loogu sameyeey Dugsiga Alwaaxa Garoowe (dhegayso)

Arday Xaflad Sagootin ah loogu sameyeey Dugsiga Alwaaxa Garoowe (dhegayso)

Dugsiga sare ee Alwaaxa xaflad sagootin ah u sameeyey 225 Arday oo ka qalin jabiyey Dugsiga, kuwaas ah dufcadii 16-aad ee ka baxda dugsiga munaasabada ayaa ardeyda ku guddoon-siiyeen abaal-marino iyo shahaadooyin Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga .

Xalfad uu dugsiga ku sagootinayay ardeyda dhammaysatay waxbarashada dugsiga sare ayaa ka dhacday magaalada Garoowe, taaso ay ka soo qayb-galeen maamulka dugsiga sare ee Alwaax, mas’uuliyinta iyo madax ka socotay Jaamacadaha Magaalada Garoowe oo fududeysay munaasabadda iyo abaalmarinada (225 Arday )ee dhammaysatay waxbarashada sare.

Warbixintan Wariye Axmed sheekeye ayaa Garoowe kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • farey cabdisalaan 6 years ago

    aadban ugu faraxsanahay qalanjabinta dufcadii 16aad oo aan oga mahadcelinayo qabanqaabiyayaasha iyo martida kale ee lagu marti qaaday marka guul iyo gobanimaa ka dhacaday aadbaana usalaamayaa ururka ardayda alwaaxa iyo gudoomiye shube

  • Ardaydaan waan ka xumahay waayo waxbarashadoodii englich kuma aysan baran waayo Ardaygu Markuu luuqada English wax ku barto oo maadooyinka oo dhan English ku barto walaahi everthing `s secces eazy hada haduu midkood university Nasiib u helo waa ay ku Adkaanaysaa understand casharada uu ku qaadan doono jaamacada WAAYO right now Aduunku wax waliba englich baa ku horyaal Marka Ardaydaa waa Ay khasaareen guryahoodayd ku laabanayaan si ba`an baa loo lugooyay inay wax fahmaan baa lagala dagaalamay maanta haduu midkood buug dahaba helo waxa ku qoran Garan maayo internetka macluumadka ugu fiican ee waxbarashadu waxay ku qoran yihiin English waa ka xumahay ardaydaa fursad baa dhuntay ee wax ka bedala waxbarashada luuqada kaliya ah Ardayda wax ku bara luuqada English wadamada idinku hareeraysan waxbarashadu waxay ku QAATAAN English luuqada afkooduna waa hal maado uun kaliya joojiya bahdilka aad bahdilaysaan Ardayda talo waataa ruux wax ku siiyo waad ARagtaa laakiin ruux wax kuu sheego waa uu yar yahay Nabadee

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com