Site icon Radio Daljir

Arday Xaflad Sagootin ah loogu sameyeey Dugsiga Alwaaxa Garoowe (dhegayso)

Dugsiga sare ee Alwaaxa xaflad sagootin ah u sameeyey 225 Arday oo ka qalin jabiyey Dugsiga, kuwaas ah dufcadii 16-aad ee ka baxda dugsiga munaasabada ayaa ardeyda ku guddoon-siiyeen abaal-marino iyo shahaadooyin Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga .

Xalfad uu dugsiga ku sagootinayay ardeyda dhammaysatay waxbarashada dugsiga sare ayaa ka dhacday magaalada Garoowe, taaso ay ka soo qayb-galeen maamulka dugsiga sare ee Alwaax, mas’uuliyinta iyo madax ka socotay Jaamacadaha Magaalada Garoowe oo fududeysay munaasabadda iyo abaalmarinada (225 Arday )ee dhammaysatay waxbarashada sare.

Warbixintan Wariye Axmed sheekeye ayaa Garoowe kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5acf69c90501006802feef17/Warbixinta+Xafladda+Qallin+jabinta+Ardayda+Dugsiga+sare+ee+Alwaaxa+by+Sheekeeye+.mp3?_=1
Back to Home page