Arday Shahaadooyin la gudoonsiyeey Magaaladda Qardho (dhegayso)

Arday Shahaadooyin la gudoonsiyeey Magaaladda Qardho (dhegayso)

Arday dhamaysay Quraanka iyo Hingaada Madarasada Daaru Sacadaa Qardho ayaa lagudonsiyay shahadooyin iyo abaal marino kala duwan.

Xaflad lagu qabtay Xarunta madarasadaas waxaaka qayb galay Maamulka Degmadda,Maamulka Madarasadda,waalidin iyo marti sharaf kale.

Wariye Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa warbixintan Qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com