Arday Higgaadda Quraanka Kariimka ah Ka Dhammaysay Geelxoor Qardho (dhegayso)

Arday Higgaadda Quraanka Kariimka ah Ka Dhammaysay Geelxoor Qardho (dhegayso)

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa maanta munaasabad qalin jebin ah loogu qabtay 32 arday oo higgaadda quraanka kariimka ah ka dhammeeyey dugsiga Geel-xoor ee magaaladaasi, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo Maxamuud Fantastic.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com