Site icon Radio Daljir

Arday Dhammaysay Dugsiga Alwaaxa Garoowe oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)

Ardaygaarasa 174 oo dhameeyay dugsiga sare ee alwaaxa ayaa xalay xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada garoowe ardayda la sagootiyya oo lagu wado inay qeyntood jaamacadaha gudaha galan ayaa waxay isgu jraan 114 wiil iyo 60 gabdhood .

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5965e0cb050100a3bdbc329c/Warbxinta+Sagoootinta+Ardayda+Alwaaxa+ka+qalinjibiyay+By+Cabdi+Xakiin.mp3?_=1
Exit mobile version