Arday ay ku jiraan masuuliyiin xil haya oo heerka 2aad ee jaamacadda ka qaatay PSU (dhegayso)

Arday ay ku jiraan masuuliyiin xil haya oo heerka 2aad ee jaamacadda ka qaatay PSU (dhegayso)

Magalaada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa lagu qabtay munaasabad balaaran oo shahaado lagu guddoonsiinayay 19 arday oo heerka labaad ee jaamacadda ka qaatay jaamacadda PSU oo ay la diyaarisay jaamacadda Jomo Kenyata.

Hoos kadhegayso Cabdixakiin Xuseen oo fahfaahinaya warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com