Ardada Fasalka 8aad ee Dugsiga Xaaji Aadan Dangorayo iyo Xafladda Qalanjabinta

Ardada Fasalka 8aad ee Dugsiga Xaaji Aadan Dangorayo iyo Xafladda Qalanjabinta

Xaflad qalan jabin ah ayaa loo qabtay aradada fasalka 8aad ee Dusgsiga Xaaji Aadan Dangorayo, waxaana xafladda ka soo qaybgalay maamulka degmda Dangorayo, waalidiin ,iyo marti sharaf kale.

Warbixintaa Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal waxaa noo haya madaale sare Maxamuud Fantastic.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • c.karin ahmed 7 years ago

    masha’alah masha’alah hamabalyo
    ilahay ha idinka dhigo iftin usoo baxay dadka iyo dalka

  • asmaan siciid yaasiin 7 years ago

    waxan Oran lahaa maamulka xaaji aadan yaaney marnaba ilaabin gabsdhi wanaagsaneyd ee sida fiican buraanburka usoo jeedishay haday xitaa secondyga aaday waaa in LA qadariyo waanba LA cajabaye gabadhaaa yartaaa gabdhaha hadeer kuma jirto iskuulkeedi bay sharaf usoo jiiday maansha allah

  • masha’allah waxan halkan uga hampalyeynayaa ardayd ka buraanburta xafladii xaaji aadan runtii inantaa waxay buraanburkeeda kaga hadashay dhaqanbedelka haysta dhalinteenii ereyada aan ka xasuusto waxaa kamid ah erefoon dhaawacaayey dhegaa gashteen siidii awr dhugato haysee dhug leeyihiin dhegaha iifura’o marna taasi yeysan dhicin masha’allaah ardayadaa dib haloo qaymayo ayaan oranlahaa maamulka schoolka xaaji aadan

  • masha.alh ardayda guuleyta siina wada dadalkina waxa horumarkina ka qaybqaadaneysa adeecada daljir oo dadka danahooda og thnks wrbaahinta daljir

  • ardayda fasalka 8-aad ee dugsiga xaaji aadan dangorayo waan u hampalyaynayaa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com