ARDAA: Xalqadii 30aad ee Taxanayaasha ARDAA iyo Xaaladda Caafimaad ee Caabudwaaq

ARDAA: Xalqadii 30aad ee Taxanayaasha ARDAA iyo Xaaladda Caafimaad ee Caabudwaaq

Ku soodhawaada qaybtii 30aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, waxaana daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Mawduucu asbuucaan waa adeegyada caafimaad ee Caabudwaaq iyo heerkooda la tacaalid ee cudurka shuban-biyoodka oo lala daadsanyahay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com