Site icon Radio Daljir

ARDAA Xalqaddii 73aad: Dadka Somaliyeed iyo Bisaylka dowladnimada (dhegayso)

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Dadka Somaliyeed iyo Bisaylka dowladnimada ,iyado ay ka qayb galayaan Barnaamijka Aqoonyahano kala duwan.

Barnaamijka Xalqaddii 73aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi.

ARDAA2 073_Bisalyka dowladnimada by Radio Daljir

Exit mobile version