ARDAA Xalqaddii 50aad: khilaafka siyaasadeed ee Galmudug (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 50aad: khilaafka siyaasadeed ee Galmudug (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaamijka ARDAA oo ah taxane todobaadle ah oo uu idin soo gudbiyo Radio Daljir.

Todobaadkaan oo taariikhdu tahay 13_May_2019, ARDAA2_050 wuxuu ku saabsan yahay khilaafka siyaasadeed ee madaxda iyo hay’adaha dawladeed ee Galmudug iyo heerka kala tagganaanta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0