ARDAA Xalqaddii 44aad: Garoowe iyo Qiimaha Nolosha Qowtal Daruuriga (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 44aad: Garoowe iyo Qiimaha Nolosha Qowtal Daruuriga (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 44aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa mawduuca “caasimada Garoowe iyo waxa ay magaalooyinka kale ee dalka kaga duwantahay dhanka qiimaha nolosha qowtal daruuriga ah, kana hortaagan in ay caasumadaha kale xag dhaqaale kula tartanto!”

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com