Site icon Radio Daljir

ARDAA: Xalqadii 28aad ee Taxanayaasha ARDAA

ARDAA todobaadkaan waxaa uu ku saabsan yahay gu’ jirsiga Barnaamijka ARDAA, waana shirkii labaad oo sannad-guuradaasi la xiriira, waxaana shirku ka dhacay Caabudwaaq maanta oo Taariikhdu tahay 15 May 2017.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5919e8b50b01006d069722c1/ARDAA2_028.mp3?_=1
Exit mobile version