Aragtida Siyaasiyiinta ee Go’aankii Baarlamaanka Puntland (dhegayso)
Qaar kamida ah siyaasiyiinta Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxa ay ka hadleen tallaabadii barlamaanka Puntland kalsoonida kala laabteen golaha wasiirada Puntland iyo kalsooni darrada ay u muujiyeen xukuumadda Gaas. Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa inoo haya. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596dcb83fd0000a2f0ddeb93/Codka+Siyaasiyiinta+iyo+Isimada+Garoowe.mp3
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed