Aragtida Shacabka Puntland ee is Casilaada Jawaari (dhegayso)

Aragtida Shacabka Puntland ee is Casilaada Jawaari (dhegayso)

Iyado Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya Cabdiweli Muudey uu sheegay in gacanta uu ku hayo Warqad uu isku casilay Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka Somaliyeed gaar ahaan shacabka degaanadda Puntland.

Qaar kamid ah shacabka Magaalooyinka Boosaaso,Garoowe, Qardho iyo Burtinle oo Radio daljir la hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan is Casilaada uu ku dhawaqay jawaari,iyago sheegay inay dan u tahay Qaranka iyo Xalinta khilaafki so jiitamayeey ee Barlamaanka.

Hoos kadhegayso codadka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com