Aqoonyahano ka hadlay natiijada Shirka dhuusamareeb (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahano ka hadlay natiijada Shirka dhuusamareeb (dhegayso)

Shirka maanta ka furmay dhuusamareeb ayaa siyaabo kala duwan uga hadleen aqoonyahanada somaliyeed iyago sadaaliyeey natiijada ka soo bixi karta gabaga

Sidee shacabka Puntland ay u arkaan shirka Baydhabo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre,”Puntland Waa Tubtii Dhismaha Dowladda Federalka ah”
Ciidanka dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Masjid Cali Guduud

Shirka maanta ka furmay dhuusamareeb ayaa siyaabo kala duwan uga hadleen aqoonyahanada somaliyeed iyago sadaaliyeey natiijada ka soo bixi karta gabagabada shirka.

Shirkaan oo ay ka qaybgalaya wafuud kala matalaysa maamullada Galmudug, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, ayna hoggaaminayaa madaxweynayaasha maamulladaasi, waxaa looga arrinsan doonaa arrimo mugleh leh oo ay ugu horrayso doorashada Soomaaliya ee 2020/2021, iskugu jirta Baarlamaannada labada aqal iyo madaxtooyada.

Qabashada shirkaan oo uu gogoshiisa dhigay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’, wuxuu ku soo beegmayaa xilli ay jirto aragti kala duwanaan siyaasadeed oo dhinaca doorashada ah, wakhti cimri dhammaad ee hay’adaha dawladda dhexena uu yahay mid gabaabsi ah.

Maxamed Baldho waa aqoonyahan taxliiliya arrimaha siyaasadda ee dalka, wuxuuna wareysi uu siiyey Radio Daljir ku sharraxayaa aragtidiisa shirka Dhuusamareeb iyo arrimaha uu xalka u noqon karo.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: