Site icon Radio Daljir

Aqoonyahano Ka Hadlay Khilaafka Wadamadda Khaliijka & Aragtida Dowladda Dhexe (dhegayso)

Iyado Dowladda Federaalka ee Somaaliya ay dhawaan Dhex dhexaad kanoqotay xiisada ka aloosan Wadanka yar ee qadar iyo Xulafadda sucuudiga ayaa waxaa so baxay todobadyadi ugu dambeyeey inay Maamul gobaledyada dalka ay hareer maran dowladda dhexe.

Hadaba aqoonyahan Idiris Shire Xuseen ayaa Daljir xili uu maanta waraysi sinayeey wuxuu kaga hadlay dowladaha xubaha ka ah Dowladda Federaalka qaabkay u tageereen sucuudiga iyo xulafadiisa.

Xaawo Axmed oo ku sugan Daljir Garowe ayuu u Waramay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ca02ef000100ee593cfb13/Aqoonyahan+Idiris+Waraysi+Xaawo+.mp3+sax+.mp3?_=1
Exit mobile version