Aqoonyahan sheegay in dowladda uu hogaaminayo farmaajo ay fashilantay (Daawo)

Aqoonyahan sheegay in dowladda uu hogaaminayo farmaajo ay fashilantay (Daawo)

Aqoonyahan Maxamuud Ciise Siciid oo bare ka soo noqday jaamacadii dalka xiligii dhowladdii dhexe ee dalka,kana tirsan wasaarada waxbarashada Puntland oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir Garoowe ayaa ka hadlay fashilka xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi farmaajo afar sano kadib, gaar ahaan dhanka amniga, Dhaqaalaha iyo dhanka diblumaasiyada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com