Aqoonyahan Cabdulaahi ” Somaliland Garoowe Waxay maanta u jiraan 60 KM waana nasiib darro ”(dhegayso)

Aqoonyahan Cabdulaahi ” Somaliland Garoowe Waxay maanta u jiraan 60 KM waana nasiib darro ”(dhegayso)

Xisada Coladeed ee gobalka Sool ayaa shacabka Puntland ee dal iyo dibad ku sugan siyaabo kala duwan uga hadlaya Dowaladda Puntland ku dhaliilaya inay qaadin talaabadi ku haboonayd xoraynta degaanka Tukaraq ee gobalka Sool oo Garoowe u jirta 60 KM.

Aqoonyahan Cabdulaahi Maxamed Cartan oo waraysi siyaay Radio Daljir ayaa sheegay inay nasib darro tahay in gacamaha laabato Xukumadda uu hogaaminayo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Cabudlaahi ayaa sheegay haduu joogi laaa Booska Maanta uu Madaxweyne Gaas joogo inuusan Gacamaha laabteen uu u difaaci lahaa dhulka Puntland ee ay kuso duushay Somaliland,isago ka hadlay qaabkay Somaliland u qabsatay sanado kahor Laascanood.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com