Site icon Radio Daljir

Aqoonyahan Cabdulaahi Khaliif oo ka hadlay shirka dhuusamreeb 3 (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdulaahi Khaliif Faarax oo kamid ah waxgaradka degmadda Burtinle oo warbaahinta Daljir Waraysi siyeey ayaa ka hadlay shirka dhuusamareeb oo ay kamaqanyihiin Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland.

Cabdulaahi ayaa sheegay in shirkaas Puntland shaki ay ka muujisay siday wax u socdaan Beesha caalamkana dalbatay in la damanaad qaado wixi ka soo baxa.

Hoos kaga bogo.

Waraysiga Cabdulaahi Khaliif Faarax Iyo Shirka Dhuusamareebeed by Radio Daljir

Exit mobile version