Aqoonyahan  Cabdirisaaq Janagalle oo ka hadlay Xaaladda Puntland& Musharaxnimadiisa (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Cabdirisaaq Janagalle oo ka hadlay Xaaladda Puntland& Musharaxnimadiisa (dhegayso)

Puntland 2019 waxa ay isku diyaarinaysaa doorsho ka dhacda Sagaalka ee Gobol ee Puntland ay ka koobantahay. Xukuumada haatan jirta Mudo halsano

“Guddiga ilaa iyo hadda waxaa soo gaaray cabashooyin iyo talooyin ku aaddan doorashooyinka socda”
Qoyska Adduunka Ugu Tirada Badan iyo Noloshooda Gaarka ah (Muuqaal)
Falanqayn Ku Saabsan Taariikhdii Ciidanka Xooga Dalka ee Soomaaliyeed (DHAGAYSO)

Puntland 2019 waxa ay isku diyaarinaysaa doorsho ka dhacda Sagaalka ee Gobol ee Puntland ay ka koobantahay.

Xukuumada haatan jirta Mudo halsano ah ayaa uga dhiman Mudo xiledkeeda Waxaana lagu dhaliilayaa in aysan Qaban Waxbadan Mudadii 4sano ahayd ee ay Xilka haysay.

Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas ayaa bartamihii Sanadkii tagay ku Dhawaaqay in lafurto lana hirgaliyo Nidaamka Asxaabta badan iyadoo Cimriga Dowlada hada jirta ay uharsantahay Mudo halsao ah.

Waxa uu horay ubalan qaaday Madaxweyne Gaas xiligii uu kuguda jiray ololihiisa Doorasho in uu hirgalinayo Nidaamka Asaxaabta badan in lays ku soo Dooran doono 2019 ,Taas oo haatan saan saanteeda Aan muuqan..

Musharaxiin badan oo ku kala sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa Ayaa ku dha Waaqay in ay utartamayaan Doorashada lafilayo in ay ka Dhacdo Puntland 2019 Musharaxiitaasi hamiga Madaxweyne uu kujiro ayaa waxaa kamid ah Musharax Madaxweyne Cabdirisaaq Jaamac Janogale

Waxa uu waraysigisa ku sheegay hadii uu Guulaysto in Uu Dhisidoono Maxakamadii dastuuriga ahayd si ay udhismaan sadaxdii haykal ee dowlada usareeyay iyo komishan kamadax banaan Dowlada oo ladagaalama Musuq maasuqa.

Waxaa Wax laga Waydiiyay Xaalada Duulaanka Soomaaliland ay kuqabsatay Tukaraq , Amniga , Hirgalinta Nidaamka Asxaabta badan , Dismaha Qalabaynta iyo dhismaha Ciidanka.

Wariye Xasan Heykal ayuu Uwaramay isga oo kusugan Cariga Maraykanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • AA JANAGALE, AREA 2 MANAGER LTNS.
    Welcome Puntland you deserve to lead.

DISQUS: