Aqoon Yahan Muuse Cali,”Xukuumaddii Fashilantay Ayaa Puntland Ku Soo Laabatay” (dhegayso)

Aqoon Yahan Muuse Cali,”Xukuumaddii Fashilantay Ayaa Puntland Ku Soo Laabatay” (dhegayso)

Aqoonyahan muuse cali jaama oo kamid aha Aqoonyahanada Puntland ee tan iyo burburkii dowladii dhaxe ee dalka soomaaliya ku sugnaa gudaha dalka ayaa waxa uu kahadlay magacaabista golaha wasiirada ee Puntland oo uu shalay madaxweynaha Puntland  uu magacaabay.

Muuse Cali jaamac ayaa sheegay in Baarlaamnku uu gabay shaqadii ay shacabka uhayeen waxaana uu sheegay in xukuumadu aysan qadarin uhaynin waxa ay shacabku ubaahanyihiin.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com