Aqalka sare ,Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlaya khilaafka dowladda iyo Maamul goboleedyada (Sawrio)

Gudoonka Aqalka sare ee Soomalaiya mudane Cabdi Xaashi ,Wakiilada gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom iyo Wakiilka gaarka ee Midowga Afrika Ambassador Francisco Madeira yaa ka wada hadlay khilaafka dowladda Soomalaiya iyo maamul goboleedyada .

” Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare iyo Wakiilada Qaramada Midoobe iyo Midowgga Afrika u qaabilsan Soomaaliya waxay ka wada hadleeen sidii loo dajin lahaa xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya,sidii shaqada Aqalka Sare uu haayo loo taageeri lahaa iyo sidii xal waara loogu heli lahaa khilaafka taagan,sidoo kale gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa warbixin ka siiyay shaqada Aqalka sare sare uu soo qabtay”,

Wadahadaladan ayaa ku soo beegmaya xili uu Madaxweyne farmaajo uu kubaaqay in laysugu yimaado Muqdisho.

Sawiro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com