Aqalka sare ayaa ka arrinsaday habkii ay dowlad goboleedyada ugu diri lahaayeen dhexdhexaadiyeyaasha

Aqalka sare ayaa ka arrinsaday habkii ay dowlad goboleedyada ugu diri lahaayeen dhexdhexaadiyeyaasha

Xildhibanaada Aqalka Sare ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay diiradda ku saareen hanaankii ay ugu diri lahaayeen dowlad goboleedyada Soomaaliya xildhibaanada aqalka sare ee ka shaqaynaya dhexdhexaadinta dowladda iyo dowlad goboleedyada.

Kulank ayaa waxaa guddoominayay guddoomiyaha aqalka sare Maxamed Xaashi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com