Anisa Xaaji Muumin ‘Reer Burtinle 13 Jir in la Kufsado ma Raalli baad ka Tihiin?’

HomeWararka

Anisa Xaaji Muumin ‘Reer Burtinle 13 Jir in la Kufsado ma Raalli baad ka Tihiin?’

Wasaarada Haweenka iyo Hormarinta Qoyska ee Dowlada Puntland ayaa maanta tababar ku saabsan kahortagga tacadiyada ka dhanka ah haweenka  u qabatay bulshada reer Burtinle. Wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta inoo haya. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/590f41070201007f430d3938/Warbixinta+dagmada+burtinle+xasan+heykal+.mp3

RW khayre oo ka hadlay Qorshaha dhismaha Ciidanka Qaranka (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqayn lagu dilay saraakil ka tirsan Alshabaab
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasaarada Haweenka iyo Hormarinta Qoyska ee Dowlada Puntland ayaa maanta tababar ku saabsan kahortagga tacadiyada ka dhanka ah haweenka  u qabatay bulshada reer Burtinle.

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta inoo haya.

Hoos ka dhegayso

Exif_JPEG_420

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • waxan aad uga soo horjeedaa arinkaan dulmiga ah hadana garabka helaya marwalbo oo runtii aan marar badan goob joog u ahaa sababayna dhib ka siiweyn waxana kow ka ah eeddaas odayaal dhaqameedka sharciga hareer maraya waxana ka aaminsanahay in ninkasta oo dembiga noocaas ah gala loo soobandhigo shareecada islaamka iyo culimadeena laguna fuliyo waxa ay kaqabto diinteena suuban taas ayaan xalkeeda lagu gaarikaraa umana baahna in qodobo iyo tastuur lagu xukumo iyo xaalmastuur waana mahadsantihiin

DISQUS: