Ammaanka Somaliland oo si’aad ah loo adkeeyey

Ammaanka Somaliland oo si’aad ah loo adkeeyey

Ammaanka deegaanada uu ka arimiyo maamulka Somaliland ayaa si’ aad ah loo adkeeyay iyadoo hal maalin ay ka harsantahay doorashada madaxtinimo ee Somaliland.

Ciidamada ammaanka ayaa howlgalo kale duwan oo ay ka sameeyeen magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland waxaa ay ku qabteen dad lagu tuhmayo falal amaan darro.

Doorshada oo la filayo inay beri dambe oo Isniin ah ay ka bilaabato deegaamada Somaliland ayaa hadana waxaa dhinac socda qorshe kale oo ciidamo dheeraad ah lagu gaynayo deegaanada ay ku muransanyihiin Puntland iyo Somaliland, iyadoona ay soo baxayaan diidmo laga muujinayo doorashooyinka Somaliland inay deegaamadaasi kadhacdo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com