AMISOM oo Ka Hortimid Amar Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Banaadir (Sawirro+cod)

Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet ayaa ka hadlay Amarkii Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ciidamda AMISOM uga Mamnuucay Wadada makka Al-Mukarama.

Waxaa uu sheegay in aysan jirin wax amar ah oo ay ka warqabaan , islamarkaana Amarka gudoomiyaha ay ku arkeen Baraha Bulshada oo keliya.

HALKAAN KA DHEGAYSO

Dhanka kalena waxaa galabta wadooyinka Muqdisho qaybo kamid lagu arkay ciidamo badan oo katirsan AMISOM oo wata gaadiidka dagaalka, waxaana tallaabadaasi u muuqataa mid kadhan ah markii ka soo baxay maamulka gobolka Banadir.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “AMISOM oo Ka Hortimid Amar Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Banaadir (Sawirro+cod)”

  1. Ahmed Cadde 7975195

    Wan ka xumahay in Amisom ay tixgalin waydo amarada Maamulka Banaadir
    Waxana soo jeedin lahaa in
    ishor istaag ay kusameeyaan
    Ciidamada wadooyinku
    Tnx Daljir uheelanaha bulshada

  2. Shirwac Abdisamad

    Maamulka gobolka Banaadir wuxuu soo saaray amar u diidaya baabuurta Amisom in jidka MakaAl-mukarama maraan 6subaxnimo ilaa 12 habeenimo kuwanina waa baabuurtii Amisom eejidka loo diiday oo waliba haad qaldan u maraayaSababtu malaha waa go’aanka oo af Soomaali ku qornaa oo ayna fahmin
    thanks
    0907412301

U Jawaab Ahmed Cadde 7975195 Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com