Site icon Radio Daljir

AMISOM oo Ka Hortimid Amar Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Banaadir (Sawirro+cod)

Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet ayaa ka hadlay Amarkii Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ciidamda AMISOM uga Mamnuucay Wadada makka Al-Mukarama.

Waxaa uu sheegay in aysan jirin wax amar ah oo ay ka warqabaan , islamarkaana Amarka gudoomiyaha ay ku arkeen Baraha Bulshada oo keliya.

HALKAAN KA DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59120ce3020100216f63b9b2/amisom.mp3?_=1

Dhanka kalena waxaa galabta wadooyinka Muqdisho qaybo kamid lagu arkay ciidamo badan oo katirsan AMISOM oo wata gaadiidka dagaalka, waxaana tallaabadaasi u muuqataa mid kadhan ah markii ka soo baxay maamulka gobolka Banadir.

SAWIRRO

Exit mobile version